Ku soo dhawada manchester section 3 music and film

informetion about my friends

Home | ? | Games | Heeso Mareykan oo Mix Ah | hindi music | Qur aan | sheeko xariir | Ruwaayado-Goos-Goos-Ah | Heeso-Somali oo Xul ah---REMIX | Sawiro kale | informetion about my friends | sports

saadaqbig@hotmail.com

saadaq18.jpg.w300h464.jpg

cali11.jpg

Add your content here

saadaq7.jpg.w300h474.jpg

nin kaan waxaa loo yaqaanaa saadaq waxaa uuna ku magac dheer yahay oo dad ka oogu yeeraan (seydishe aane )waxaa uu xiisoo yana waxaa kamida soccer ka iyo baashaalka oo nooc walba ku jira laakiin waxaa uu aduun yada ugu jecel yahay banoo niga cagta !!!!!!!BY big baasiix

dad kaan aan kawada soo sheekeeynay waaa saaxiibo aad is ku jecel oo waliba is ku kal soon  WE ARE NEVER SEEN SACH FRIEDS LAKE THEM I WISH ON THE BEST I WISH LONG LIVE !!!!!!!!!!!!

waxaa nagala soo xariiri kartaan email ladaan xaga hoose ku quran dawada yaalwaad mahadsan tihiinn !!!!!!!!!!!!!!!!!

 
 
 
 
 

nin kaan sawirkiisa aad halkaan ku arag taan waxaa lagu magac dheer yahay (BBC)waxaa uu xiisaayee kubada cagta  oo loo yaqaano soccer sidaas eytaheyna waxaa uu ku dadaalaa sida oo mus taqbal heer uga gaarilahaa waxaa kaloo u soo labeeyaa qeeybta jaceeylka naagaha waxaa uu aad iyo aad u xiiseeyaa shu kaan siga nin kaan laakiin waxaa uu ku dheereeyaa kaartada micna ha waa uu kaarto badan yahay in kas too aan ku soo ko bikarin faa faahin tii saq aan in taan ku simo !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
BY saadaq odawaa

nin kaan waxaa lagu magacdheer yahay (Abshir banyoota)waxaa uu xiisaayee waxaa kamid ah wax yaalo farabadan waxaana kamin ah soccer ka iyo shu kaan siga & abwaanimo waxaa uu jecel yahay in uu naqdop ab waan weeyn oo laga aquun sado  dunida oo dhan sidaas daraadeed waxaa uu nmaalin wal baba soo ali faa maan so qeero badan taas oo kabida mug diguna habeenadaan ilasii madooba yaan madi ahaaninee mar wadaan jeclaayeey mar nabad ku soonoqo iyo maan soo yin farabadan oo aan hal kaan ku soo koobi karin sidaas daraadeed naga naali naqdea ??????????????????? BY cariishoow

12345678.jpg

nin kaan waxaa lagu magac dheeryahay ama dadka ugu yeeraan (baanas)baanas waxaa uu xiiseeyaa soccer ka iyo fanaanimo iyo aktar nimo in taas ayuu xii seeyaa baanas waxaa uuna doonaayaa in oo soo ban dhigo waxaa uu yaqaano asigoo kaashanaaya aftahan nimadiisa waxaa uuna wax ku soo bartay jamacada lagu magacaabo maxaa igagalay & intii dhimatay alaha uraxareesto
BY BIG 17

saadaq3.jpg

dhamaan dadkaan aad halkaan aad uga jeedaan waa kooxda kali ya o soccer ka ka gaartay horo mar waana ku wa hada eey ku xisaab tamaayaan in eey u dheelaan wadan ka uk waxaana isku heeysta labo koox oo waa waayn waxaana kooxyaashaas kamid ah leeds united wexeey soo dalbatay ama eey soo cud satay laacibka abshir .west ham na wexey soo cudsatay laacibka baanas.bbc na waxaa soo dalbatay gabar dhagool ah in uu xaarka ka qaado .iskeefana waxaa uu u dheelaa kooxda tigers ee pelican rapids magaalada waashitoon dc